Qeexid
Qof qaraaba nimo ama saaxiibnimo awgeed wax uga filasho.
Qeexid Xigta
Wax manaafacaadkiisa isku hal layn.
[-saday, -satay]
f.g3Qof qaraaba nimo ama saaxiibnimo awgeed wax uga filasho.
Wax manaafacaadkiisa isku hal layn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld shinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hilib karshin ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Waqti.
Qeexid Xigta: Sid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld shinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg shinso. ld shinsad, shinsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa.
Qeexid Xigta: Abuur; firi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Duuf iska soo saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Neef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld shimbir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay.
Qeexid Xigta: ld shinrimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hadal la'aan.
Qeexid Xigta: Sh. ah: degganaan aan hadal iyo shanqar midna jirin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Maalmo, sanado, gu'yaal iwm tirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax kalsooni iyo iimaan ku qabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Meel daloosha daboolid.
Qeexid Xigta: (f.g) Gabar la guday tolid.
Qeexid Kale: (f.mg) Dad badan si ay uga wada hadlaan arrimo u dan ah meel ku kulmid. 4. (f.mg) Dhallinyaro cayaarta shirka dhee lid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Dab iwm hurin.
Qeexid Xigta: Nal, raadiye iwm daarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Dhibaato si lama filaan ah u dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Iin darteed hadal si dhib leh oo googo'an ugu dhawaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Golaha filimada lagu daawado.
Qeexid Xigta: Filin. ld sinee-mo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ciyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, hab dhoola tusad ahna leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]