Qeexid

"Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo waaweyn oo u dan ah uga wada hadlaan."

Qeexid Kale

Waqti, goor. 4. Cayaar sacab, jaan iyo jiiba leh oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo hab dhoolatusad ah loo soo bandhigo.

Qeexid Xigta

Baabuur intiisa hore, meesha uu waduhu fariisto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shir oo kali ah:
  • Ahmadou Ould-Abdalla oo shirka garwadeen ka ah, ayaa muujiyay rajo wanaagsan oo uu ka qabo shirka Jabuuti, isagoo xusay inay dhici karto in lagu gaaro shirkaas heshiis kama dambeys ah oo lagu dhameeyo khilaafka Somalia.
  • Si kastaba ha ahaatee, shirkan oo daba joogay kulan ay horay Isimada iyo maamulka horey u yeesheen kaas oo looga hadlayay xaalada amaan ee gobolka.