Qeexid
"Ciyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, hab dhoola tusad ahna leh."
"Ciyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, hab dhoola tusad ahna leh."
Wadaag:
(f.g) Meel daloosha daboolid.
(f.g) Gabar la guday tolid.
(f.mg) Dad badan si ay uga wada hadlaan arrimo u dan ah meel ku kulmid. 4. (f.mg) Dhallinyaro cayaarta shirka dhee lid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig kulul, baalal leh oo duusha.
Shimbir meel dhexaad ah, midab qurxoon oo xasharaadka cuna. ld shinbir.
m.dh
Wadaag:
Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo waaweyn oo u dan ah uga wada hadlaan.
Baabuur intiisa hore, meesha uu waduhu fariisto.
Waqti, goor. 4. Cayaar sacab, jaan iyo jiiba leh oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo hab dhoolatusad ah loo soo bandhigo.
m.l
Wadaag:
Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ciyaar hees iyo sacab leh oo la tumo munaasabadaha aroosyada.
m.dh
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Lafo yaryar oo dhuux leh, kuna jira lugaha dadka iyo xoolaha.
m.l
Wadaag:
Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah.
Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho.
ld shirayn.
m.dh
Wadaag:
Doonni, markab ama gaadiid kaloo badeed samayn ama dhisid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: