Qeexid
"Wax shiraac ku daboolid."
[-cay, -cday]
shiraac2 ay
shiraac2 day
f.g1"Wax shiraac ku daboolid."
Wadaag:
Shiraac fidsasho.
Meel ka tegid.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada.
Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho. ld shiraaq.
m.l
Wadaag:
Hanti dad badan ka dhexeysa.
Sh. ah: dad dani ka dhexeyso oo leh heshiis qoran dhib iyo dheefna wa-daaga. ld shuraako.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Shiraako noqosho. ld shuraakow.
f.mg1
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Lafo yaryar oo carjaw ah oo kala goysyada addimada iyo cumaacumta cagta ku yaal.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel daloosha daboolid.
(f.g) Gabar la guday tolid.
(f.mg) Dad badan si ay uga wada hadlaan arrimo u dan ah meel ku kulmid. 4. (f.mg) Dhallinyaro cayaarta shirka dhee lid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Ciyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, hab dhoola tusad ahna leh.
m.dh
Wadaag: