Qeexid
"eeg shiraakow. ld shuraakoobid."
"eeg shiraakow. ld shuraakoobid."
Wadaag:
Hanti dad badan ka dhexeysa.
Sh. ah: dad dani ka dhexeyso oo leh heshiis qoran dhib iyo dheefna wa-daaga. ld shuraako.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Shiraako noqosho. ld shuraakow.
f.mg1
Wadaag:
Shiraac fidsasho.
Meel ka tegid.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada.
Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho. ld shiraaq.
m.l
Wadaag: