Qeexid

"Neef shiro ahaan u qalid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiree oo kali ah:
  • Dadka deegaankaasi ayaa la yaaban talaabada ay qaadeen Ciidamada Itoobiyanka xili ay yaqaaniin ninkaasi inuu yahay Gudomiyaha Degmada Afgooye oo marar dhowr ah ay la shireen sidaa daraadeed fasir dhab ah looma hayo sababta ay talaabadaas ugu dhaqaaqeen.
  • Dhinaca kale Cabdi Xirsi Qarjab waxa uu sheegay in ciidamada NATO sida ay kulanka ka sheegeen sariikasha ay la shireen ay soo dhaweeyeen talaabooyinka xoogan ee Dowladda Puntland ay ka qaaday burcad badeeda.