Qeexid Xigta
ld shurfid.
ld shurfid.
Wadaag:
Libaaxbadeed dad qaad ah oo madax dubbaha u eg iyo indho kala fog oo midiba gees ku taal leh.
m.l
Wadaag:
Dab iwm hurin.
Nal, raadiye iwm daarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Meel daloosha daboolid.
(f.g) Gabar la guday tolid.
(f.mg) Dad badan si ay uga wada hadlaan arrimo u dan ah meel ku kulmid. 4. (f.mg) Dhallinyaro cayaarta shirka dhee lid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo waaweyn oo u dan ah uga wada hadlaan.
Baabuur intiisa hore, meesha uu waduhu fariisto.
Waqti, goor. 4. Cayaar sacab, jaan iyo jiiba leh oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo hab dhoolatusad ah loo soo bandhigo.
m.l
Wadaag:
Ciyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, hab dhoola tusad ahna leh.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar hees iyo sacab leh oo la tumo munaasabadaha aroosyada.
m.dh
Wadaag: