Qeexid
"eeg shirkow."
"eeg shirkow."
Wadaag:
Kelinnimada Alle iyo cibaadadiisa oo wax kale lala wadaajiyo.
m.l
Wadaag:
Libaaxbadeed dad qaad ah oo madax dubbaha u eg iyo indho kala fog oo midiba gees ku taal leh.
m.l
Wadaag:
Urur ka kooban laba qof ama ka badan oo si wada jir ah hanti isugu darsada oo ku shaqaysta faa'ii-dadana wadaaga.
Xarunta shirkadda. ld sharikad.
m.dh
Wadaag:
Dab iwm hurin.
Nal, raadiye iwm daarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: