Qeexid
"eeg shirqoolan1."
"eeg shirqoolan1."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Tashi qarsoodi ah oo loola jeedo in cid lagu dilo ama lagu waxyeelleeyo.
m.l
Wadaag:
Wax la shirqoolay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax shirqool galay noqosho.
f.mg1
-lmay, -lantay, -lmi
Wadaag:
Libaaxbadeed dad qaad ah oo madax dubbaha u eg iyo indho kala fog oo midiba gees ku taal leh.
m.l
Wadaag:
Dab iwm hurin.
Nal, raadiye iwm daarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo waaweyn oo u dan ah uga wada hadlaan.
Baabuur intiisa hore, meesha uu waduhu fariisto.
Waqti, goor. 4. Cayaar sacab, jaan iyo jiiba leh oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo hab dhoolatusad ah loo soo bandhigo.
m.l
Wadaag: