Qeexid

"Wax shir isugu yimid ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shirsan oo kali ah:
  • SIdoo kale xildhiabannada waxya ka hadleen xil ka qaadista Ra’iisul wasaaraha iyagoo sheegay in haddii howsha laga eryayo uu awooddaas leeyahay baarlamaanka, balse aysan lahayn mas’uuliyiinta ku shirsan dalka Uganda.
  • Beelaha dega “Somaliland” oo badankooda qarka jabiya sidii immikaba dhacday markii la soo xulayey oday-dhaqmeedyada Muqdisho ku shirsan ee ansixinaya dastuurka qabyo-qoraalka.