Qeexid
"Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal."
"Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal."
Wadaag:
shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe.
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wajiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min lix dhibcood ku leh.
m.dh
Wadaag:
Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo.
Qof jooga dal uusan u dhalan.
m.l.kh
Wadaag:
Ood qoyan oo wax lagu oodayo si ayan daldalool u yeelan, isuguna cufanto hangool ku riixid.
f.g2
-ceeyay, -ceysay
Wadaag:
Dadweyne; ummad.
Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacbi, shicib.
m.l
Wadaag:
Xanjo shinnidu samaysato oo malabka ku kaydsato.
Ul dhuuban oo xayr ka samaysan oo inta dhexda dun ama wax u eg laga geliyo la daaro ama shidma. ld shimic, shumac.
m.l
Wadaag:
Cayaar carruureed carruurtu miro kariiri ay ku dhaqaystaan oo ulo af dhuuban leh.
m.l
Wadaag:
(-shash, m.l) Kurtun yar, bir ah oo ka soo taagan dhuunta buntukha madaxeeda hore oo marka wax la nishaabayo iyada iyo fantax yar oo iyaduna buntukha meel dhexe oo hore kaga taal laysku abbaaro.
Nishaab; toog.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay suurtoggal tahay in la arko marka hirku gaabanyahay, laakiin sida badan waxaa daboola biyo.
m.l
Wadaag: