Qeexid
"shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe."
"shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe."
Wadaag:
(xis.) Shaygu waa wax leh qaab go'an oo aad taaban kartid, ama arki kartid oo aan nooleyn.
m.l
Wadaag:
Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal.
m.l
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wajiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min lix dhibcood ku leh.
m.dh
Wadaag:
Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo.
Qof jooga dal uusan u dhalan.
m.l.kh
Wadaag:
Qoomamaynta laga qoomameeyo dhacdo hore. ld shallayto.
m.l
Wadaag:
(-shash, m.l) Kurtun yar, bir ah oo ka soo taagan dhuunta buntukha madaxeeda hore oo marka wax la nishaabayo iyada iyo fantax yar oo iyaduna buntukha meel dhexe oo hore kaga taal laysku abbaaro.
Nishaab; toog.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Meel qalabaysan oo tijaabooyinka cilmiga lagu sameeyo.
m.l
Wadaag: