Qeexid
"Wax durugsan noqosho."
[-sheeyay, -shaysay]
shishe heeyay
shishe haysay
f.mg2"Wax durugsan noqosho."
Wadaag:
Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo.
Qof jooga dal uusan u dhalan.
m.l.kh
Wadaag:
Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal.
m.l
Wadaag:
shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe.
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay shaasho gayeeysiin.
f.g2
-sheeyay, -sheysay
Wadaag:
(c.naf) Cabsi, ama neceeb aad u qabtid dadka waddamada ka-le.
m.l
Wadaag:
Hadal taxane ah oo dhacdo run ama been ah wax ka sheegaya.
Wax laysu sheego.
m.dh
Wadaag:
Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho.
Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax is haysta meel dhexe oo bannaan.
Jid yar oo laga samaysto madaxa bidix ama midig iyadoo timaha laba dhinac loo kala seexinayo.
Geeso xoolaad oo bidix iyo midig u kala jiifa.
m.dh
Wadaag:
Galka xaniinyaha oo weynaada xiidmaha oo soo gala awgeed.
m.dh
Wadaag: