Qeexid
"Markab, doon iwm xamuul ka buuxin."
[-day, -dday]
shixnad2 ay
shixnad2 day
f.g1"Markab, doon iwm xamuul ka buuxin."
Wadaag:
Markab, doon iwm wax shixnad la saaray ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(fiis.) Xoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid dhagax ku tuurid.
(f.g) Wax burburin.
(f.g) Laba dhagax oo is dulsaaran badar ku daqiijin. 4. (f.mg) Biyo hoos ugu degid.
f.g
-day, -dday
Wadaag: