Qeexid
"eeg shixnadan. ld shix nadnaansho."
"eeg shixnadan. ld shix nadnaansho."
Wadaag:
Markab, doon iwm wax shixnad la saaray ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Markab, doon iwm xamuul ka buuxin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
eeg shiilan. ld shiilaysnaan, shiilaysnaansho, shiilnaansho.
m.f.dh
Wadaag: