Qeexid
"(-rro, m.dh) Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf."
"(-rro, m.dh) Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf."
Wadaag:
(-do, m.l) Weel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhiganta suus barkii (banaadir).
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed la socota marka cadaadiska dhiigwareegga uu aad hoos ugu dhaco oo uu dhiiggu gaari waayo soohyada.
m.l
Wadaag: