Qeexid

"Markabka meesha qiiqu ka baxo."

Qeexid Kale

Qalab bir ka samaysan, gaas ku shaqeeya oo wax lagu karsado.

Qeexid Xigta

Dhuun kasta oo dheer korna u taagan oo qiiqa kor u saarta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine