Qeexid
"(-ooyin, m.l) Balli yar oo meel xaani ah ku yaal."
"(-ooyin, m.l) Balli yar oo meel xaani ah ku yaal."
Wadaag:
(-do, m.l) Weel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhiganta suus barkii (banaadir).
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed la socota marka cadaadiska dhiigwareegga uu aad hoos ugu dhaco oo uu dhiiggu gaari waayo soohyada.
m.l
Wadaag:
Xarrago; mardaadi.
Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab cascas.
m.l
Wadaag:
Qalab bir ah oo af godan leh, yaambadana u eg oo geedaha lagu qoro.
ld shookad. Yaambo yar oo xooggan oo dhulka adag lagu falo.
m.dh
Wadaag:
Meel loogu dhakado neefka (ugaar) la rabo in la khatalo; shoomo.
m.dh
Wadaag:
Bar yar, cad oo isha dhexdeeda (birteeda) ku samaysanta.
ld shooko (2).
m.dh
Wadaag:
Markabka meesha qiiqu ka baxo.
Dhuun kasta oo dheer korna u taagan oo qiiqa kor u saarta.
Qalab bir ka samaysan, gaas ku shaqeeya oo wax lagu karsado.
m.dh
Wadaag:
Geedsaar leh caleemo balballaaran, miro kuwa yaanyada waa-weyn u eg oo la cuno.
m.dh
Wadaag: