Qeexid
"ld shawr1."
"ld shawr1."
Wadaag:
Kulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld showr1.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax shaasho ku dhacday noqosho (carruur iyo haween). ld shaashoo.
f.mg1
Wadaag:
Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo waaweyn oo u dan ah uga wada hadlaan.
Baabuur intiisa hore, meesha uu waduhu fariisto.
Waqti, goor. 4. Cayaar sacab, jaan iyo jiiba leh oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo hab dhoolatusad ah loo soo bandhigo.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Weel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhiganta suus barkii (banaadir).
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed la socota marka cadaadiska dhiigwareegga uu aad hoos ugu dhaco oo uu dhiiggu gaari waayo soohyada.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo si deg-deg ah neefka u dila, baadigoobkiisana aan loo dheeraan.
m.dh
Wadaag: