Qeexid
"Hoore meel ku geddin."
Qeexid Kale
Lacag bangi dhigid. 4. Quruurux, ciid, shamiinto iwm dhismo ka samayn. 5. Bir iwm dhalaalin.
Qeexid Xigta
Xoolo waraabin.
[-bay, -btay]
shub2 ay
shub2 tay
f.g1"Hoore meel ku geddin."
Lacag bangi dhigid. 4. Quruurux, ciid, shamiinto iwm dhismo ka samayn. 5. Bir iwm dhalaalin.
Xoolo waraabin.
Wadaag:
Maro iwm dacalkeeda shulshul u yeelid.
Hoore weel ku gedgeddin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Hoore, badar iwm meel ku geddisasho.
Xoolo wa raabsasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Dhis ka samaysan bir, ciid, quruurux iyo shamiinto isku dhafan oo isku qallalay.
Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, leh jiib iyo jaan oo ragga iyo dumarku wada dheelan.
ld shubid.
m.l
Wadaag:
(c.fal) Gabal ka soo go'ay maatar adag oo soo galay gibilka qaybtiisa sare kana yimid dulalaati sare,lagana arko dhulka, ilays ka dhasha isxoqidda isaga iyo hawada uu soo dhexmarayo awgeed.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Saxaro jilicsan ama biyo ah oo la dhigo si is daba joog ah. Waxa sabab u noqon kara xiidmaha oo bukooda (infekshan, kolaytis, iyo cudurka “crohn”), dheefdhuuqa oo xumaata, xaaladaha acsaabtu kacsantahay iwm. Shubanku haddii uu dheeraado ama si daran u socdo wuxu keeni karaa: biyo aad u badan,cusbooyin iyo nafaqo kale oo jirka ka baxa.
m.l
Wadaag:
Hoore wax la shubay ahaansho.
Xoolo wax la waraabshay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Laxooxda balballaaran nooc ka mid ah oo macaan.
Shubidda ceel la shubo.
ld shubid.
m.dh
Wadaag:
Maro, daah iwm shushub u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley wax shuban ku dhacay noqosho.
Hoore wax la shubay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Hoore weel ku gedgeddisasho.
Maro shushub u yeelasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Saxaro badan, jilicsan oo nafleyda qaarkeed gadaal ka dhigto.
m.l
Wadaag:
Dabaadiga guga xilli roob aad u badani ka da'o gobollada koonfureed gaar ahaan jubbooyinka.
Shulshul.
Sh. ah: cadar, saliid iwm oo waxyaabo la isku dardaray ka kooban.
m.l
Wadaag: