Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
shubnaan
m.f.dhWadaag:
Erayada u qoraal eg: `shubnaan`
shuqlanaan
Qeexid
eeg shuqlan. ld shuqlanaansho, shuqloonaan, shuqloo naansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
Wadaag:
shukaan
Qeexid
Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm.
Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
Wadaag:
sharribnaan
Qeexid
ld sharribnaansho, shirrabnaan, shirrab naansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
Wadaag: