Qeexid
"eeg shucaac2."
"eeg shucaac2."
Wadaag:
Iftiinka qorraxda.
Tamarta ka dhalata mataataxa ku dhaca walxaha qaarkood, sida yuraaniyanka iwm.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Noolayaal yaryar oo dul sabbeeya biyaha badaha iyo harooyinka. Shucaybsacaafka waxa ka mid ah xayawaannada iyo dhirta ili ma-aragtayga ah, sida aljiga, borotosoowaha iwm.
m.l
Wadaag:
Dun, mayrax iwm oo wax lagu qurxiyo.
Cutub ubax ama miro ah oo isku meel ka soo baxay, sida miraha canabka.
Toorrey daabkeeda inta sare ee maartu ku jirto.
m.l
Wadaag: