"Mahadcelin."
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Ku sh.: cid u mahad celin.
f.mg1
ld shugriyid.
m.dh
ld shugrin.
m.f.dh
U sh.: cid u mahad celin.
-qay, -qday
Mahadcelinta loo mahad celiyo qof abaal galay.
m.l
eeg shugrinaq2.
Geed dheer oo toos u baxa oo caleemo yaryar oo dhuudhuuban iyo loo xaan adag leh.