Qeexid
"eeg shukaysan. ld shu kaysnaansho."
"eeg shukaysan. ld shu kaysnaansho."
Wadaag:
Naag wax shuko gashan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm.
Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.
m.dh
Wadaag: