Qeexid
"ld sukulasho."
"ld sukulasho."
Wadaag:
Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.
m.l
Wadaag:
Nooc macmacaanka ka mid ah oo midab bunni ah leh lana cuno.
m.dh
Wadaag:
Wax sukuliye ku tumid.
Badar si isha looga bixiyo aayar tumid.
Digir duban qob ka qaadid. ld sukul2.
f.g1
-ulay, -uushay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul1.
m.l
Wadaag:
Cudur ka yimaad nadaafad xumada oo waxyeeleeya carruurta iyo naagaha ummulaha ah.
m.dh
Wadaag: