Qeexid
"ld sukulnaan"
"ld sukulnaan"
Wadaag:
eeg sukulan. ld shukul-naan, shukulnaansho, sukulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Maro duf leh oo badanaa suuf ka samaysan oo biyaha laysaga tirtiro.
m.l
Wadaag:
Wax sukuliye ku tumid.
Badar si isha looga bixiyo aayar tumid.
Digir duban qob ka qaadid. ld sukul2.
f.g1
-ulay, -uushay
Wadaag:
Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm.
Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul1.
m.l
Wadaag:
eeg shiilan. ld shiilaysnaan, shiilaysnaansho, shiilnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.
m.l
Wadaag:
Digir wax la shukuxay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg shuqlan. ld shuqlanaansho, shuqloonaan, shuqloo naansho.
m.f.dh
Wadaag: