Qeexid
"Digir wax la shukuxay ahaansho."
[-naa, -nayd]
shukuxsan aa
shukuxsan ayd
f.mg4"Digir wax la shukuxay ahaansho."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Maro duf leh oo badanaa suuf ka samaysan oo biyaha laysaga tirtiro.
m.l
Wadaag:
Naag wax shuko gashan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafley wax la suuxiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm.
Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul1.
m.l
Wadaag:
Wax sukuliye ku tumid.
Badar si isha looga bixiyo aayar tumid.
Digir duban qob ka qaadid. ld sukul2.
f.g1
-ulay, -uushay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Maro badanaa midab madow leh oo dumarka muslinka ahi qaataan oo oogada dhan wada qarisa; shaadir.
m.dh
Wadaag:
maro, daah iwm wax shushub loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.
m.l
Wadaag:
Nooc macmacaanka ka mid ah oo midab bunni ah leh lana cuno.
m.dh
Wadaag: