Qeexid
"Laalaabka googaradaha haweenka, daahyada, darii shadaha iyo albaabadu ay ku yeeshaan meesha dulaca laga geliyo."
Qeexid Xigta
Raamaha loo yeelo darfaha maryaha qaarkood ee lagu qurxiyo.
"Laalaabka googaradaha haweenka, daahyada, darii shadaha iyo albaabadu ay ku yeeshaan meesha dulaca laga geliyo."
Raamaha loo yeelo darfaha maryaha qaarkood ee lagu qurxiyo.
Wadaag:
Googarad, daah iwm laalaab u yeelid.
Maro darfaha faraq uga yeelid.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; lmi) Wax shulshul yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Maro wax shulshul loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-llo, m.dh) Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul1.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Shaati dheer oo ilaa shullaha gaara oo badanaa carabtu qaadato.
m.l
Wadaag:
Fardaha canqawgooda hoose oo qoofalka lagu xiro.
Cagta dadka iyo dhudhunka meesha ay iska galaan; canqaw. ld shullo.
m.l
Wadaag: