Qeexid
"eeg shulshulan1."
"eeg shulshulan1."
Wadaag:
Laalaabka googaradaha haweenka, daahyada, darii shadaha iyo albaabadu ay ku yeeshaan meesha dulaca laga geliyo.
Raamaha loo yeelo darfaha maryaha qaarkood ee lagu qurxiyo.
m.l
Wadaag:
Googarad, daah iwm laalaab u yeelid.
Maro darfaha faraq uga yeelid.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Maro wax shulshul loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; lmi) Wax shulshul yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Fardaha canqawgooda hoose oo qoofalka lagu xiro.
Cagta dadka iyo dhudhunka meesha ay iska galaan; canqaw. ld shullo.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Shaati dheer oo ilaa shullaha gaara oo badanaa carabtu qaadato.
m.l
Wadaag: