Qeexid
"Shumbul ahaansho."
"Shumbul ahaansho."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Orgi yar oo gaaray da'dii uu riyaha ku orgayn lahaa.
m.l
Wadaag:
(taar.) Dagaalyahan ee dagaallamaaya oo ka mid ah ciidan aan rasmi ahayan, ee ka soo horjeeda ciidamada dawladda iyo booliska; jabhad.
m.dh
Wadaag:
Cid dhunkasho. ld shummi.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: