Qeexid

"eeg shuqli."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuqlin oo kali ah:
  • Xikmadda loo jideeyey ictikaafka Ibnu Qayim wuxuu leeyahay waa in qalbiga Alaah loogu gooni yeelo, kaas oo laga ilaalinayo waxyaabaha shuqlinaya.
  • Gudoomiyaha Baydhabo ayaa ku eedeeyay madaxda ugu sareysa dalka inaysan isku shuqlin sidii ay ciidamadu ku heli lahaayeen lacagahooda, isagoo ugu baaqay in looga baahan yahay inay mushaar u qoraan ciidamada.