Qeexid

"(-llo, m.dh) Shaqo; hawl."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuqul oo kali ah:
  • Cabdi Jaaquur oo isna ka hadlay qalabkaa deeqda ah ayaa caddeeyay inay qalabkan iska leeyihiin xulka kubadda cagta ee gobolku, iyo inaanay cid kale wax shuqul ah ku lahayn.
  • Mar la weydiiyay sababta Somalia oo aan xasiloonayn loogu doortay gayaqaan Soomaaliyeed inuu garsoore ka noqdo Maxkamada Caalamiga ah ee Hegue ayaa shewegay inaysan wax shuqul ah isku lahayn doorashada iyo xaalada Somalia ka jirta.