Qeexid
"Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli."
"Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli."
Wadaag:
Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Qof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badbaado.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ballan hore loo dhigtay.
Qodob muhiim ah in la fuliyo.
(w) eeg sharad 1 (2).
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
m.dh
Wadaag:
Qof la baasaysto oo la aaminsanyahay in uu balaayo wato.
m.l
Wadaag: