Qeexid
"Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid."
[-deeyay, -daysay]
shurbade eeyay
shurbade aysay
f.g2"Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid."
Wadaag:
Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.
m.dh
Wadaag:
Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Nafley daawo ku mudid. ld cirbadee.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
/mg2 Laadid (kubbadda cagta).
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Faras shakamad ku xirid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Qof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badbaado.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ul afkeed iwm wax ku mudmudid.
Badar si ishu uga baxdo aayar kal ku tumid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Ballan hore loo dhigtay.
Qodob muhiim ah in la fuliyo.
(w) eeg sharad 1 (2).
m.dh
Wadaag:
Qof la baasaysto oo la aaminsanyahay in uu balaayo wato.
m.l
Wadaag: