Qeexid

"Qof wax xubnihiisu isu dheeli tiranyihiin ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shushuban oo kali ah:
  • Markii ay ciidankaasi heleen maxaabiistii baxsatay, waxay kala kulmeen nimankii baxsadka aha ee nin laba-labada iskula fuushanaa foostooyinka, iyaga oo khamri shushubanaaya oo turuna ciyaaraya oo aanay kaba qasnayn.