Qeexid
"ld shuuqshuuq."
"ld shuuqshuuq."
Wadaag:
Kadafka qaarkiis oo raxa raxan u socda. ld shuushuunle, shuuq shuuqle.
m.dh
Wadaag:
Quwaax la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid.
Wax weynaa yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Sh. ah: qof xan badan oo dadka hoos ka dicaayadeeya.
m.l
Wadaag:
Fardaha canqawgooda hoose oo qoofalka lagu xiro.
Cagta dadka iyo dhudhunka meesha ay iska galaan; canqaw. ld shullo.
m.l
Wadaag:
Kibir iyo isla weyni la aamusid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.
m.dh
Wadaag: