Qeexid
Dhul dhir badan leh oo jiq ah; cayn.
Dhul dhir badan leh oo jiq ah; cayn.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Badar dhagax biyo uga saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Kibir iyo isla weyni la aamusid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Soor galley ama meseggo oo si gaar ah loo kariyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh Dareen; qiiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Badar wax biyo laga shuuray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shuuri. ld shuuris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld shuurin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg shuur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax ama qof ilaalin ama fiirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Roob aad u dhibco yaryar oo aan tabar lahayn di'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Boqorradda shinnida.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Timo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid.
Qeexid Xigta: Wax weynaa yaraansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Roob aan tabar lahayn oo dhibco yaryar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg shuuran. ld shuur naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ciin, m.dh) Qof raacsan madba'a shuuciyadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cudur.
Qeexid Xigta: Xumaan uurka la isugu hayo; uurkutaallo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Iniino bun oo subag ama saliid lagu dubo oo korka la marsado lana cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld canshuur1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]