Qeexid
"Badar dhagax biyo uga saarid."
[-ray, -rtay]
shuur2 ay
shuur2 tay
f.g1"Badar dhagax biyo uga saarid."
Wadaag:
Kibir iyo isla weyni la aamusid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Badar wax biyo laga shuuray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid.
Wax weynaa yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.
m.l
Wadaag:
Muuqaal qurxoon.
(-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo.
(-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira.
m.dh
Wadaag:
Hanti canshuur ka bixin.
Cid canaadid. ld cashuur2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.
m.dh
Wadaag: