Qeexid
"Badar wax biyo laga shuuray ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
shuuran naa
shuuran nayd
f.mg4"Badar wax biyo laga shuuray ahaansho."
Wadaag:
Kibir iyo isla weyni la aamusid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid.
Wax weynaa yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Wax meel laga lulay ahaansho.
Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hal wax la santuuray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.
m.dh
Wadaag: