Qeexid

"Cudur."

Qeexid Xigta

Xumaan uurka la isugu hayo; uurkutaallo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuush oo kali ah:
  • Doorashaddii nashuushad baa la geliyey suuro galna ma aha in aynu siino guusha nin xaq u leh iyo mid aan u lahaynba, waayo tabaabulshaheeda ma hayno.
  • Idaacadda mawjaddaa dhexe waa tushuushe, EF-em taasaa dhafoorada kuu safaysa.