Qeexid
"Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid."
Qeexid Xigta
Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.
[-iyay, -isay]
shuushaam yay
shuushaam say
f.g2"Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid."
Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.
Wadaag:
Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.
m.dh
Wadaag:
Sh. ah: qof xan badan oo dadka hoos ka dicaayadeeya.
m.l
Wadaag:
Haweenay xodxodasho.
Qof qalqaalin.
Doon, markab iwm wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhufashada ay dabada wax ku dhuftaan libaax-badeedka, yaxaaska iwm.
Si gaar ah oo lugaha la isugu dhufto marka biyaha gudohooda lagu jiro.
Dharka la dhaqayo oo lala dhaco wax adag (dhagax ama qori). 4. Hoore layiig ah, xumbeeya oo jirka, timaha iwm lagu dhaqo.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.l) Weel weyn oo dhoob ka samaysan qaab ukumeedna leh iyo dabo dhuuban oo biyaha lagu shubto; aashuun. ld shaambaay.
m.dh
Wadaag:
Cid shaambo ku dhufasho.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Si aayar ah oo xarrago ku jirto u socosho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: