Qeexid
"Shuu shuu fidin."
[-leeyay, -leysay]
shuushuule eeyay
shuushuule eysay
f.mg1"Shuu shuu fidin."
Wadaag:
Sh. ah: qof xan badan oo dadka hoos ka dicaayadeeya.
m.l
Wadaag:
Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.
m.dh
Wadaag:
Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid.
Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si xarrago ku jirto u socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid.
Wax weynaa yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Kibir iyo isla weyni la aamusid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: