Qeexid

"Duxda ka baxda shay dufan leh marka qorraxda la dhigo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shux oo kali ah:
  • Gabay uu tiriyey ninkii la odhan jiray Salaan Carabey waxa iyana ku jirtay “Shansho Adhiba shidhixaa dambaa shuxa abiidkiiye, shanwa oday ka qaaliban abtiga shaashadii xumiye”.
  • Sidoo kale kooxda labaad waxa hogaaminayey nin magaciisa lagu sheegay Marwaan Shuxii oo la yidhi waxa uu u dhashay dalka Imaaraadka Carabta,.