Qeexid
"Socod xarrago yar ku jirto."
"Socod xarrago yar ku jirto."
Wadaag:
Roob aad u dhibco yaryar oo aan tabar lahayn di'id.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Laf iwm oo qorrax la dhigay dufan ka bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Si xarrago ku jirto u socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Hoore, badar iwm meel ku geddisasho.
Xoolo wa raabsasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Dhis ka samaysan bir, ciid, quruurux iyo shamiinto isku dhafan oo isku qallalay.
Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, leh jiib iyo jaan oo ragga iyo dumarku wada dheelan.
ld shubid.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Maro badanaa midab madow leh oo dumarka muslinka ahi qaataan oo oogada dhan wada qarisa; shaadir.
m.dh
Wadaag:
Hoore meel ku geddin.
Xoolo waraabin.
Lacag bangi dhigid. 4. Quruurux, ciid, shamiinto iwm dhismo ka samayn. 5. Bir iwm dhalaalin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid.
Wax weynaa yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Shaati dheer oo ilaa shullaha gaara oo badanaa carabtu qaadato.
m.l
Wadaag:
Fardaha canqawgooda hoose oo qoofalka lagu xiro.
Cagta dadka iyo dhudhunka meesha ay iska galaan; canqaw. ld shullo.
m.l
Wadaag:
(c.fal) Gabal ka soo go'ay maatar adag oo soo galay gibilka qaybtiisa sare kana yimid dulalaati sare,lagana arko dhulka, ilays ka dhasha isxoqidda isaga iyo hawada uu soo dhexmarayo awgeed.
m.l
Wadaag: