Qeexid
"Si xarrago ku jirto u socosho."
[-leeyay, -leysay]
shuxle eeyay
shuxle eysay
f.mg2"Si xarrago ku jirto u socosho."
Wadaag:
Laf iwm oo qorrax la dhigay dufan ka bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Ul afkeed iwm wax ku mudmudid.
Badar si ishu uga baxdo aayar kal ku tumid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Qof dhac iyo dil u banbixid.
f.mg2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
Cid dhunkasho. ld shummi.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Timo iwm shanlo ku feerid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: