Qeexid
ld shuuciyad.
ld shuuciyad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka wax soo saarka ay dawladdu gacanta ku hayso. ld shuyuuciyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax xaddigooda kordhid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ciin, m.dh) Qof raacsan madba'a shuuciyadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]