Qeexid

"Sah lagu suganyahay ama la yahay."

Qeexid Kale

Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.

Qeexid Xigta

Hab; han-naan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine