Qeexid
"Rinji dharka la geliyo."
"Rinji dharka la geliyo."
Wadaag:
(kiim.) Walax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoodu waa iskudhisyo orgaanig ah oo la macmalay. Sibaaqyadu aalaaba waa iskudhisyo orgaanig ah oo aan dhereg-sanayn oo leh dabarro lammaan oo talan-taali ah, dabarrada keenaaya midabka waxa lagu magacaabaa koroomofoor.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin.
Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.
Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.
m.l
Wadaag:
Dhir geedaha kale ku faalasha.
Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
m.l
Wadaag:
Silsillad dahab ah.
Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag: