Qeexid
"Dhar iwm midab u yeelid."
[-qay, -qday]
sibbaaq3 ay
sibbaaq3 day
f.g1"Dhar iwm midab u yeelid."
Wadaag:
(kiim.) Walax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoodu waa iskudhisyo orgaanig ah oo la macmalay. Sibaaqyadu aalaaba waa iskudhisyo orgaanig ah oo aan dhereg-sanayn oo leh dabarro lammaan oo talan-taali ah, dabarrada keenaaya midabka waxa lagu magacaabaa koroomofoor.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Silsillad dahab ah.
Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag: