Qeexid
"Dhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho."
[-qnaa, -qnayd]
sibbaaqan naa
sibbaaqan nayd
f.mg4"Dhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho."
Wadaag:
(kiim.) Walax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoodu waa iskudhisyo orgaanig ah oo la macmalay. Sibaaqyadu aalaaba waa iskudhisyo orgaanig ah oo aan dhereg-sanayn oo leh dabarro lammaan oo talan-taali ah, dabarrada keenaaya midabka waxa lagu magacaabaa koroomofoor.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
m.dh
Wadaag:
Silsillad dahab ah.
Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.
f.mg1
-qamay, -qantay
Wadaag: